Site icon Daruur درور

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Sheeko gaaban: Sedex nin ayaa sab tagay, waxay kala ahaayeen Abgaal iyo Banaadiri iyo Jareer, midka abgaalka wuxuu ahaa isabaarooley kan banaadirigana wuxuu ahaa xarqaanley kan jereerkana wuxuu ahaa kawaanley.

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban
Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Midka abgaalka ayaa wuxuu yiri: aniga waxaan jeclahay bunka iyo cambuulada marka waxaan rabaa inaan isla fariisano hal saxan sedexdeena idinka waxba ha cunina.
kan jareerka waa ogolaaday hadalka uusoo jeediyay midka abgaalka.
laakin kan banaadiriga ayaa wuxuu ogaa in sabta biyaajo labaad bariis iyo hilib inaysan jirin, marka wuxuu siray kii abgaalka ahaa wuxuu ku yiri: aniga kama helo cambuulada bariiska caraftiisa ayaan dareemayaa marka adiga iska cun.

kii abgaalka ayaa damac soo galay wuxuu ku yiri anigaba waan dareemayaa carafta bariiska macaan.
waxaa la keenay cambuuladii kii abgaalka wuxuu ku yiri midka jareerk iyo kan banaadiriga: aniga bariiska ii daaya cambuulada idinka cuna.
labadoodi way isku qaboojiyeen cambuulada.
marka ay dhammeysteen ninka guriga lahaa wuxuu yiri: Ilaahay ha aqbalo waad iska bixi kartaan.
kii abgaalka meesha wuxuu ku waayay cambuuladii iyo bunkii.
marka damacaaga yuuna dheeraanin.

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban
Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

 

 

 

 

 

 

 

 

The party was buried in the man of the father in a short story
Short story: Seven men went on a sabbath, they were Abgal and Banadiri and Jareer, the one of the abgals was a self-declared and the Banadir was a harqaanley and the jerer was a kawaanley.
The father said, “I love beans and lentils, when I want to eat all three of us in one dish.”
The governor approved the speech of the father.
But the Banadir knew that there was no second water on the Sabbath of rice and meat: and he said unto the father, I find not the smell of rice, I feel it, when thou eatest it.
And the father came in lust, and said unto him, I also feel the sweetness of rice.
And they brought the lentils, and the father said unto the jarer and to the banadir, Let me leave the rice to me, and eat of the lentils.
The two cooled the apples.
When they had finished, the man who owned the house said, “God forbid, you can leave.”
The father of the place lost the beans and beans.
When your lusts are not prolonged.

Exit mobile version