Xarafka Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska
Barashada afka ingiriiska waxay ka mid tahay waxyaalaha muhimka ah oo hadda qofka uu u baahan yahay inuu adduunka la socdo.
Cadowga haddaad rabto inaad ka adkaato afkiisa ayaa la bartaa, luqada ingiriiska meel kaste ayay gashay, taasna waxaa keenay dowladaha awoodda leh ayaa ku hadlaya sida Maraykanka iyo Ingiriiska iyo Canada iyo Australi iyo dowlado kale fara badan, tegnologiga ayaa ku dhisan af English.
Xafarka PH xagga afka ingiriiska waa dhawaaq ka kooban labo xaraf oo kala ah P iyo H marka laysku daro waxay ku siiyaan dhawaaqa xafarka F
tusaale ahaan:
English |
Somali |
Phone |
Taleefan |
Photo |
Sawir |
Prophet |
Nabi |
Elephant |
Maroodi |
phase |
Maraxlo |
pheel |
Garaangar |
phenomenal |
aan caadi ahayn |
philosophy |
falsafo |
phonology |
cilmiga codadka |