Xarafka (D) goorta aan lagu dhawaaqin Afka English
Ereyo waxaa jira afka ingiriiska aan lagu dhawaaqin xarfaha qaar, ereyadan soo socda laguma dhawaaqo xarafka (D) oo ugu dambeeya ereyga, laakin qoraal ahaan waa la qoraa marka la hadlayo xaraf (D) waa la qariyaa.
Tusaale ahaan ereyadan ayaad eegi kartaa:
Stand |
يقف |
istaagaya |
Demand |
مطالبة |
dalbasho |
Expand |
يتمدد |
is fidinaya |
And |
واو العطف |
iyo |
Land |
اليابسة |
dhul |
Sand |
رمل |
bacaad |
Hand |
يد |
gacan |
Band |
فرقة |
koox |
Grand |
فخم |
weyn |