Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo

Su’aasha:

Waxa i xanuunta xiniinta bidix waxaa ii fadhiya wax marka la taabto dhaqdhaqaya markan kaadi nayo wey idhibeysaa iisoo jawaab fadla.

Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo
Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo

Jawaabta:

Haddii wax ku jiro oo aan ahayn buruqda caadiga ah waa inaad dhakhtar u tagtaa ood isbaartaa, marka hore si fiican u hubi in wax kuusan ku jiro iyo in kale, waxaana xal ah in lagu baaro dhakhtar fiican raadso oo ku baaro.

Waxaa la rabaa labada qoor inay ku jiraan labo buruq kuusan laakin haddii wax kale aad dareento waa inaad isbaartaa jug ayay noqon kartaa inay kuu keentay ama barar kale oo dhib kuu keeni kara.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More