Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan ku weydiiyo su,aal ah, maxaa keena xiniinya bararka oo hal xiniinyo ah kaliya,, waxaan kaloo rabaa ekfashinka markuu ninka ku dhaco oona xaaskiisa u sababyo mar alaala markuu u galmooda xaaskiisa uu dareemayo hur guska korkiisa ah iyo qaska mudo ka dib na uu xaniinyaha waliba kan mid kaliya uu barar sameyo, maxaa keena, maxeyna tahay daawadiisa iyo sida ugu fiican ee looga dawoobo, iyo waxa kaloo rabaa ninka intuu xanuunkaas dareemayo ma u galmoon karaa xaaskiisa mise waa inuu ka dheeraado ilaa uu cafimaat buuxa ka dareemo, sidoo kale ma qasab baa in uu xaaskiisa soo baaro in ayada wali jirkeeda uu ku jiro ekfashin ka aan xanuunka ka qaaday mahadsanid ustaad, waxaan rajeynayaa inaad su,aasheyda aad email ka ama namabar whats app keyga aad iiga soo jawabto.

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah
Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Jawaabta:

Haddii xaaska ay ekfashin qabto ninka hadduu u galmoodo way u badan tahay inuu usoo gudbo ninka ekfashinkaas, ninka waxaa laga rabaa xaaskiisa inuu ka daaweeyo.

ekfashinka wuxuu u gudbi karaa meelo kale jirka ka mid ah haddii qofka uusan u aabbayeelin, marka xanuunka kaadihayska iyo balbalka uu ninka dareemo waxaa sabab u ah ekfashinka.

Waxaa kaloo habboon inaadan u galmoonin xaaskaaga haddii xanuun jiro xaggaaga iyo xaggeedaba.

Waxaa fiican maadaama barar uu jiro qofka inuu baaro waxa uu yahay bararka  waxaa kaloo aad ka akhrisan kartaa qoraallo la xiriira su’aashan halkan:

 

Bararka Xaniinyaha Maxaa Keena Ma Kansar Baa?

Sababaha Keena Xanuunka Xaniinyaha

Qooraha Mid Ayaa Weyn Midna Way Yar Tahay Ma Cudur Baa

 

If the wife has an abortion, if the man has sex with her, he is more likely to have sex with the man. The man is required to treat her.

The enaesthesia can be transmitted to other parts of the body if the person does not father it, when the pain in the bladder and porch is felt by the man is due to the enalysis.

It is also advisable that you not have sexual intercourse with your spouse, when there is pain in you and toward her.

It is a good thing since there is inflammation for the person to investigate what the swelling is and you can also read articles related to this question here:

 

أسباب التهاب الخصيتين:
1- الأكثر شيوعا هو المرض المسمى دوالي الخصية وهو مرض يصبح واسعا في جلد الخصية ويصبح مغمورا، وهذا المرض يجعل 40٪ من الرجال يعانون من العقم لأن الصفن عبارة عن وعاء للحيوانات المنوية وتتشكل ثم تمر عبر الأعضاء التناسلية الذكرية، ويمر الجذر الذي يأخذ ماء الرجل عبر جلد الرجل.
2- تحدث العدوى في الخلية وتشعر بعبء شديد قد يحدث في أغلب الأحيان لدى الأشخاص المصابين بالسل.
3- أن الأمعاء غير قادرة على إزالة السوائل التي يتم تمريرها، وهو خطر يشير إلى وجود مشكلة في القلب أو الكبد.
4- يمكن أن يكون سببه أيضا تورم الشهوة الناجم عنه، مثل عندما يستيقظ الرجل ويقترب من الإمناء عندما لا يخرج من الخصيتين، فإنه يشعر بالتهاب رقيق ومصحوب بقليل من الألم.
الرجال الذين ينظرون إلى الأفلام أو التمتع عبر الهواتف مع النساء  أكثر عرضة للإصابة بها ، لأنهم يستيقظون في كل مرة ولا يمارسون العلاقة .
ماذا يشعر الشخص المصاب بهذه المشكلة؟
من الممكن أن يشعر الشخص بألم في الخصية أو المعدة أو الظهر. يحدث أن يتغير شكل الخصية. سرطان عنق الرحم نادر جدا في الشباب الذين تتراوح أعمارهم بين 15 و 34 عاما.
كما أنه يؤثر على الأشخاص البيض والآسيويين ومن النادر أن يحدث أشخاص من أفريقيا ، ويمكن أن يكون أيضا وراثيا.
كيفية تشخيص التهاب الخصيتين؟
أن يخضع الشخص لفحص طبي وأنه يتم تصويره على جهاز كمبيوتر.
كيف يتم علاجه؟

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More