Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay gabar wali ma guursan walal wiil aya jira aanla shekeysto wan kala fognahay majecli waxyabah uku hadlo wuxu xiiseya waxyabaha gogosha ku saabsan Aniga waa ogahay inusan waji lahayn madama waxas uu ka sheekeynayo marku ii sheekeynayo Waxan dareema qandho iyo wadnaha oo ii qaadqaadma Lkn ma dareensiyo Waxan iska dhiga qof aan dan ka lehen marka maxa lays dhihi kara?

Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka
Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Jawaabta:

Marka hore iska ilaali raga aad kala sheekaysanayso waxyaabaha la xiriira galmada, xataa raga qaar haddii sheekada galmada ay kula galaan oo adigana aad la gasho way kaa shakinayaan guurka xataa way kaaga baxayaan, taas sumcaddaada ayay dilaysaa, diin ahaanna waa xaaraan.

Dareenka aad dareemayso waa dareen isugu jiro cabsi iyo kacsi, jirka ayaa action samaynaya qandhada waa kulaylka jirka marka aad maqasho sheeko galmo ama hadal macaan isaga kugu talagalayo, wadnahana wuxuu ka cabbiraa cabsida aad ka dareemayso hadalkaas, marka hadal dhib kuu keenaya ka fogow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More