Weero English si xoog loo adeegsado

Weero English si xoog loo adeegsado

Qaabka loo barto afafka qalaad ama shisheeye waxaa ka mid ah qofka inuu ku dadaalo weeraha fudud oo si xoog loo adeegsado, weerahaas qofka waxay siinayaan furaha luqada uu ku hadli rabo, weeraha fudud oo aadka loo adeegsado waxay qofka ku dhiirragaliyaan inuu afka si fudud ugu hadlo, geesinimo ayay siiyaan, ku hadalka afka qalaad wuxuu u baahan yahay qofka inuu isku kalsoonaado oo uu naftiisa cuskado, qofka dadka ka baqaya ama inuu qalad ku hadlo ka cabsanaya afka ma baran karo cabsida ayaa ka reebayso.

Weero English si xoog loo adeegsado
Weero English si xoog loo adeegsado

Marka afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka si sahlkan lagu baran karo marka qofka uu xafido weeraha inta badan la isticmaalo.

Koorsooyin markaad qaadanayso xoogga waxaa la saaraa ku hadalka afka iyadoo la adeegsanayo ereyo iyo weero fudud.

Halkaan waxaad ka arkaysaa weero English oo carabi iyo soomaali u tarjuman:

You’re welcome  على الرحب والسعة soo dhowoow
Come quickly  تعال بسرعة dhaqsi ku imow
Where are you  اين انت؟ halkee joogtaa?
See you later  أراك لاحقاً mar dambe ayaan is arkaynaa
Here you are  ها انت ذا Waa kan adiga
Take care  اعتن بنفسك isku dadaal
Good luck حظ سعيد nasiib wanaagsan
Let’s go دعنا نذهب aan tagno
Excuse me معذرة raalli noqo
Come on هيّا na keen
Help me ساعدي i caawi

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More