Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh.
Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala duwan.

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan
Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Sanbuuska Hilibka iyo waxtarka laga helo

Sanbuuska hilibka waa midka soomaalida ay u badan yihiin, inta hilib jiir dabka la saaro oo haf la siiyo ayaa la shiidayaa, markaas waxaa loo jarjarayaa basal iyo barbarooni markaas ayaa foolyada sanbuuska lagu shubayaa, waxaana inta badan ay samaystaan dadka bisha Ramadan.
Marka hilibka iyo basasha waxay siiyaan ninka iyo naagta itaal iyo tabar xooggan.

Sanbuuska kaluunka iyo waxtarka laga helo

Waxaa jira sanbuus kaluun ah, inta la keeno kaluun oon lafo lahayn ayaa lagu darayaa basal iyo barbarooni markaas ayaa la dubayaa waa sanbuus kaluun ah waana macaan yahay vitamin badan ayaa laga helayaa.

Kaluunka raga ayuu u roon yahay dhanka sariirta.

Sanbuuska hilibka digaaga

Waxaa kaloo jiro sanbuus laga sameeyo hilib digaag sanbuuska hilibka digaaga looma badna dadka waxay u badan yihiin sanbuuska hilibka geela iyo ariga iyo lo’da midkaasna waxaa kusoo xigo sanbuuska malaayga.

Sanbuuska qudaarta iyo farmaajada

Carabta baa waxay yaqaanaan sanbuus ka duwan kuwa anaga aan naqaanno waxay ku daraan qudaar iyo jubno sanbuuska wuxuu noqonayaa mid ka duwan qaabka aan garanayno.

Marka guud ahaan sanbuuska waa cunto macaan oo nafaqo laga helo marka lagu shubo waxyaalo nafaqo leh.

Cuntada lagu yailo ayuu ka mid yahay halkaan ka akhriso cuntada lagu naaxo, marka sanbuuska waa cunto laga soo gaaray dalka hindi soomaalida meesha ayuu kasoo galay.

Halkan ka daawo waxtarka basasha

The effectiveness of the sancary in terms of health depends on what the sancary is infused with, if they are what has been infused with nutritious material the sanbour then it will be nutritious.
The sanus is typically poured into meat and onions and barbarooni, which leads to it being composed of different ingredients.

Meat sanbuuska and its benefits

Meat sancise is the one that Somalis are most common, while meat is put on the fire and given to it, it is ground, then it is cut into onions and garlic and then it is poured into the noses, and it is usually made by people during the month of Ramadan.
When meat and onions give the man and woman strength and strength.

Fish sanbuuska and its benefits

There is a fish sanbuus, while importing fish without bones is added onions and bananas and then baked it is fish sanbuus and it is sweet and a lot of vitamin is found.

Male fish is good for the bed.

Chicken meat sanbuuska

There is also a sanbas made from chicken meat. Chicken meat is not common. It is common for people to eat camel meat, goats and cattle. This is followed by chicken meat.

Vegetables and pharmacy

The Arabs know a different kind of juice than the ones we know. They add vegetables and juices. The cinnamon will be different from the way we know.

When in general, cinnamon is a delicious and nutritious food when it is poured into nutrients.

It is part of the food that is being cooked here. Read about the food that is being cooked, when the sanbuuska is a food from the Somali Indian country where it came from.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More