Waxbarashada iyo guurka yaan hormariyaa
Su’aasha:
Waxan ahay gabar dugsiga sare dhameysay waxan rabaa inaa jaamacad dhigto nin ayaa isoo doontay marka familkayga waxay i leeyihiin intaan ku joojo waxbarashada anigana waxaan ku iri waxaan guursanaa marka aan jaamacadda dhameeyo afar sano kaddib waayo da;dayda way yar tahay maxaan sameeyaa ila taliya.
