Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Su’aasha:

Asc wallo waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday waa maxay riyadasi.

Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday
Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Jawaabta:

Haddii aad tahay xaas oo aad aragto ninkaaga oo naag kale kula guursanayo waxaa dhici karta riyada inay ka timid waswaas adiga kugu jiro waa haddii aad tahay qof maseyr badan oo ninkeeda ka shakisan inuu naag kale la guursado, haddii sidaas aysan ahayn riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu hanti badan yeelanayo oo gurigiina ay barwaaqo imaan doonto oo nolol fiican inaad galaysaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More