Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 19, 2021 458 0 Su’aasha: Asc wll waxaan in la ii fasiro riyadaaan waxaan ku riyooday anigoo guurinaya habaryarteey gabadheeda oo dhimatay anoo guurinayo anigana xaaskeeyga oo joogta ayaan guursanayaa gabar aan aqaano oo la qabo. Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay farxad iyo khayr badan ku siin doono adiga iyo xaaskaaga riyada aad guurinayso gabar dhimatay fasirkeeda waa arrimahaaga oo si sahlan ku dhamaanaya guurka naagta la qabo adoo xaas leh waa farxad siyaado kuu imaan doonto riyada guud ahaan waa riyo fiican, waxaa loo maleeyaa riyo cabsi leh. Riyada GuurkaRiyada Guurka LabaadRiyada Meydka 0 458 Share