Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda

Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda

Su’aasha:

Nio waxaan layaabay aniga waxaan ahay nin qurux badan laakin sidaa u qurux badanahay ma jecli noloshayda in ay u qurux badnaato
Mar kasta geerida markaa maqlo waan ku farxaa wax walba oo xun waan niyastaa waana ku farxaa
Waxaan xuriir la lee yahay gabar qurux badan lkn aniga sida raga qaar maahi dumarka xiriirkooda ma jecli gabdhaha aan ka sheekeesto dhib ayaan dareemayaa cabsi walwal xeeb iyo inaa isku dir qinaayo
Lkn markaan xiriir samayn noloshayda farxad rayn rayn baashaal wax walba inaa sameeyo waan awoodaa marka waxaan layaabay dhib kaan intee ayuu iiga imaaday maalin walba ilaahay ayaan baryaa oo waxaan dhahaa ilaahayow nafta iga qaad lkn subax walba markaan soo tooso caadi ayaan ahay
Marka waxaan layaabay maxaa noloshayda sidaan u galay aniga ma jecli lkn naftayda ayaa rabta
Hadana waxaan rabaa inaa maalintii 100 xabo oo sigaar ah cabo si uu sam bab kayga u madoobaado
Wll taas iga jaahil bixi mahad sanid

Mida kale waxaan rabaa post aan soo galiyey sidee uga saaraa ama magaca aan ku qortay sidee uga badalaa wll tnx

Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda
Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda

Jawaabta:

Waxaa ku haya cudur nafsi waxaad u baahan tahay in lagaa daaweeyo, waxa ugu fiican aad isku daaweyn kartid waa inaad Ilaahay u laabato oo aad quraanka ku dadaasho iyo salaadda iyo weysada iyo baryada Alle sidoo kale inaad la saaxiibto dadka wanaagsan oo Alle ku xasuusinaya, waxaan waxay kuu keeni karaan inaad is disho qofka is dila halis ayuu galayaa aakhiro naarta ayaa loogu gooddiyay marka iska ilaali inaad khasaarto.

Midda kale haddii aad qoraal soo dirto oo uu soobaxo waxba kama baddali kartid waxaad samayn kartaa inaad soo dirto mid kale oo aad ku saxayso wixii kii hore ka qaldanaa si aan loo faafinin midka hore waana layska tiraa marka waxaa la faafinayaa midka dambe, qoraalka aad soo raacinayso midka qaldan waa inuu daba socdaa isla markii.

 

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

 

You have a mental illness that you need to be treated for, the best thing you can treat yourself is to turn to Allah and strive for the Koran and pray and pray and pray to Allah as well as to be friends with good people who remind you of Allah, we can cause you to kill yourself the person who kills himself will be in danger in the Hereafter he is promised the Fire when you avoid losing.

On the other hand, if you send a text and it comes out, you can do nothing to change it. You can send another one and correct what was wrong with the first one so that it is not spread in the first one and it is eliminated when the latter one is being spread. The text you are following must follow the wrong one at the same time.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More