Waswaska soonka maxaa xal u ah

Su’aasha:

ASC yaranteydi aan anigo miyiga jooga siigada bilabay 2013 ayan magaalada imaday dibka siigada ma ogeyn zaid ayan usameyn jiray soon ayan kujibiyay xita 2017 ayan Nairobi caafimaad u imaday ila hadana kumalaban meshii aan kaimaday marki aan Nairobi imaday 5malmood ayan xasuustay ayan sooman oah soonki igajabay 2020 waswas aya igudacaday malin dhaweynto anigo waxa iso dacay ramadhanadas odhan amad siigeysan jirtay taso ah 2014-2017 anigana hada waxba maxaqijin karo wanhilmamay marki inbadan iguso noqnoqatay ayan go’aansaday dhamaan inan qaleyo lakin hadana shaydaan aya ileh war waxas o soon ah maqaleyn kartide iskaga bax diinta
Aniga mararka qaar waxaan isdaha waxba lugugu malaha sababta ah macquul maha malin kasta ruuxa inu siigeysto iyo soon ah.
Maxaan 5 ikaliya uxasuustay,o inta kale ugasaray .
Marka maxaad igula talin laheyden mahadsanid

Waswaska soonka maxaa xal u ah
Waswaska soonka maxaa xal u ah

Jawaabta:

Su’aashan oo kale dhowr jeer ayaa laga jawaabay, marka intaadan soo qorin su’aal webka ka raadi meesha laga raadiyo su’aalaha.

Halkan ayaad ka akhrisan kartaa su’aalaha u eg:

Waswaaska Sida Qalbiga Looga Saaro

Waswaaska Iyo Niyada Soonka

Waswaaska Soonka Ma Buriyaa

Qofka Sooman Cadeysiga Kadib Candhuufta Hadduu Laqo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More