Waswaska soonka maxaa xal u ah Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Jun 16, 2021 335 0 Su’aasha: ASC yaranteydi aan anigo miyiga jooga siigada bilabay 2013 ayan magaalada imaday dibka siigada ma ogeyn zaid ayan usameyn jiray soon ayan kujibiyay xita 2017 ayan Nairobi caafimaad u imaday ila hadana kumalaban meshii aan kaimaday marki aan Nairobi imaday 5malmood ayan xasuustay ayan sooman oah soonki igajabay 2020 waswas aya igudacaday malin dhaweynto anigo waxa iso dacay ramadhanadas odhan amad siigeysan jirtay taso ah 2014-2017 anigana hada waxba maxaqijin karo wanhilmamay marki inbadan iguso noqnoqatay ayan go’aansaday dhamaan inan qaleyo lakin hadana shaydaan aya ileh war waxas o soon ah maqaleyn kartide iskaga bax diinta Aniga mararka qaar waxaan isdaha waxba lugugu malaha sababta ah macquul maha malin kasta ruuxa inu siigeysto iyo soon ah. Maxaan 5 ikaliya uxasuustay,o inta kale ugasaray . Marka maxaad igula talin laheyden mahadsanid Waswaska soonka maxaa xal u ah Jawaabta: Su’aashan oo kale dhowr jeer ayaa laga jawaabay, marka intaadan soo qorin su’aal webka ka raadi meesha laga raadiyo su’aalaha. Halkan ayaad ka akhrisan kartaa su’aalaha u eg: Waswaaska Sida Qalbiga Looga Saaro Waswaaska Iyo Niyada Soonka Waswaaska Soonka Ma Buriyaa Qofka Sooman Cadeysiga Kadib Candhuufta Hadduu Laqo WaswaaskaWaswaaska Soonka 0 335 Share