Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada
Su’aasha:
AscI hysta oo meeL kasta nijaas ayaan moodayaa Haday dharka tahy hadey cunto tahy Ee zxp mxaa deal ah talo ayaan u baahanahy wllo

Jawaabta:
Walaal waxaa ku haysta waswaas marka wax badan ayaan ka hadalnay waswaaska nooc kaste uu yahay, iyo sida loo daaweeyo waxaad ka heli kartaa linkiyadan:
- Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada
- Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka
- Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah
- Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo
- Waswaaska sida qalbiga looga saaro
- Waswaaska shaki iga galinaya anbiyada iyo diinta
- Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa
- Waswaaska gaalinimada keeni kara sidee loo reebaa
- Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa
- Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa
- Waswaska soonka maxaa xal u ah