Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya
Kenyan Media by amin arts
Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya.
sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena.
maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran.
ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan.
marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali.
