War degdeg: New Zealand aadaanka Talefiishanka laga deyn doono

Weerarka ka dhacay dalka New Zealand oo arrimo badan keenay,
waxaa ka mid arrimaha muhimka ah, RW New Zealand Jacinda Ardern waxay go’aamisay in laga baahiyo aadaanka talafiishanka dowladda iyo idaacadda.

New Zealand aadaanka Talifiishanka laga deyn doono
New Zealand aadaanka Talifiishanka laga deyn doono

dad badan ayaa garab istaagay muslimiinta ku nool dalkaas, masaajidka weerarka ka dhacay aad ayaa loosoo booqday, dad ayaa diinta soo galay baarlamaanka New Zealand quraan ayaa lagu furay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More