Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah  oo laga dameemayo dibid iyo cidlo.

waddooyinka muqdisho oo xiran
waddooyinka muqdisho oo xiran

shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta.

xalka ma aha in waddooyinka la xirao .

dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo soo saari kara dadka raba inay qarax sameeyaan.

sidan talo ma aha waa taraarax.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More