Waa maxay RNA iyo DNA maxaase lagasoo gaabiyay
Su’aasha:
Asc
RNA iyo DNA
Xarfaha noocan ah maxa loo soo gaabiyaa muxuuse noqonayaa macnahoodu.
Fadlan ii soo kala qaad qaada xarfahan si aan u fahmi.
Mahadsanidin
