Site icon Daruur درور

Waa maxay hilibka koftaha

Waa maxay hilibka koftaha

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha?
Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho  saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm.

Waa maxay hilibka koftaha
Waa maxay hilibka koftaha
Waa maxay hilibka koftaha

hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo gato; waayo garan maysid wixii lagu shiiday, waxaa dhici karto in baruurta ay ku badan tahay, marka haddii aad rabto kofta waxaa habboon inaad adiga guriga ku samaysato. waxaa laga sameyn karaa hilibka ariga iyo hilibka geela iyo kan lo’da.

waxaa la sheegaa inuu ku fiican yahay hilibka geela in laga sameeyo.

Exit mobile version