Waa maxay fircooni iyo suni

What is the definition of Pharaonic circumcision?

Waa maxay fircooni iyo suni

Waa maxay fircooni waa su’aal dad badan ay raadiyaan marka ay soo galaan internetka.
Su’aashaas jawaabteeda way fududahay marka la qeexayo fircooni waxaa laga wadaa gudniin uu jideeyay Fircoon hadafka laga lahaana gudniinkaas wuxuu ahaa dumarka in lagaga baabi’iyo dareenka galmada ama kacsiga.
maxaayeelay guudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo gabadha kintirka iyo faruuraha waaweyn iyo faruuraha yaryar.

Calooleyda meelaha aan laga cunin
Waa maxay fircooni iyo suni

furuurahan waxay ka cayaaraan raaxada gabadha marka ninkeeda uu galmada la sameynayo.
haddii naagta laga jaro dareenkeeda wuu yaraanaa naagaha badankooda ayay ku dhacaysaa mushkiladan.
laakin waxaa jira tiro aan badnayn oo dumarka dareenkooda aan ku ekayn kinirika ama faruuraha cambarka dareenkooda wuxuu la xiriiraa murqaha cambarka gudaha dumarkaas gudniinka fircooniga kacsiga kama yareeyo.
sidaa awgeed dad badan ayaa is weydiiyo su’aasha ah.

Sidey ku dhacday gabar fircooni u gudan oo haddana aad u kacsi badan ?

jawaabta waxay noqonaysaa: dumarka ka kacsado murqaha cambarka gudaha dareenkooda gudniinka fircooniga ma saameeyo kaliya wuxuu saameeyaa gabdhaha dareenkooda kintirka uu ku badan yahay ama afka hore ee siilka.

Waxaa la sheegaa naagaha afka hore ka kacsado waxay gaarayaan %97 kuwa gudaha kacsigooda uu ku badan yahay waxay gaarayaan %3.

Sidaa awgeed dumarka dhib weyn ayay kala kulmaan gudniinka fircooniga.

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga
Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

  Waa maxay gudniinka suniga?

Dad badan ayaa is weydiiya magaca gudniinka suniga halkee buu ka yimid

Magaca gudniinka suniga  dadka waxay ka keeneen axaadiista ku soo arooratay gudninka in gabadha wax yar lee la jaro  kintirka afkiisa hore sidii dareenkeeda loo yareyn lahaa.

inakstoo axaadiistaas qaar culimada ka mid ah ay daciifiyeen oo ay diideen in dumarka la gudo .

axaadiista kale oo gudniinka kusoo aroooray  si guud ahaan waxay ku gaaryeeleen raga kaliya.

Xadiis Yaa ku soo arooray gudniinka suniga oo ah:

 

(أن امرأةً كانت تَخْتِنُ بالمدينةِ فقال لها النبيُّ صلى الله عليه وسلم: لا تُنْهِكي فإن ذلك أحظَى للمرأةِ وأحبُّ إلى البعلِ).

 

(Haweeney ayaa Madiina ku gudi jirtay (gabdhaha) wuxuu ku yiri rasuulka (SCW): Ha ku xeeldheeraanin (gooynta) taas ayaa naagta u roon ninkeedana ugu jecel yahay)

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay
Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

 

Waxaa wariyay Abuu Daawuud

Dareenka Iyo Kacsiga Badan Maxaa Lagu Xalinkaraa?

 

The answer would be: women who rise from the muscles of the ankle inside their feelings Pharaoh’s circumcision does not affect just affect girls’ feelings of penis dominated or the front of the penis.

It is said that females who have erectile dysfunction in the front reaches 97% of those whose erections are more common in the interior reach 3%.

Therefore, women face great difficulties in Pharaoh’s circumcision.
Many people ask themselves where the name of the Sunni circumcision comes from

The name of the Sunni circumcision people caused the disability that came to the circumcision that a girl should be slightly cut off from the penis in the front of his mouth in order to reduce her feelings.

Although some scholars have weakened and refused to circumcise women.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More