Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah

Urka dhididka waxaa laga wadaa meelo jirka ka mid ah oon shiir lahayn inay shiiraan.

sida meelaha laablaabka jirka lugaha salkooda cajiraha iyo lugaha marka kabo ay muddo ku jiraan.

Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah
Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah

urkaas daran dadka way ku kala duwan yihiin.

dad waxaa jira aad usoo uro dhididkooda siiba timaha shuunka oo kale.

waxaa kasoo go’a ur aan loo adkeysan karin sida urka kalluunka oo muddo yaallay oo kale.

dhididkaas haddii uu xadka ka baxo wuxuu tilmamayaa mushkilo inay haysato jirka.

waxaa dhici karto inay jirto jirro qarsoon.

waa marka uu xadka ka baxo urka oo aan la xamili karin.

waliba meelaha dhididkaas kasoo baxo maqaarkooda wuu is baddalaa.

dadka buuran ayay u badan tahay sheekadaas iyo dumarka hilibka leh. raga buubuuran qaar baa sidaas ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More