Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababo badan ayaa keeno, afka marka uu uro dhib ayuu u keenayaa qofka dhinac walba.
sababo badan ayaa keena , sababaha keena waxaa ka mid ah sida soo socota:
Cuntada waxay ka mid tahay sababka ugu weyn af urka keena.
tusaale ahaan toonta iyo basasha afka ayay uriyaan

sidoo kale kalluunka iyo farmaajada nooc ka mid ah.
afka marka uu noqdo mid urayo cuntooyinkana ay sabab u yihiin.
waa la suulin karaa.
marka aad cunto toon ama basal ama mallaay iska nadiifi afka si fiican u cadeyso.

Urka afka sababaha keeno iyo daawada
Urka afka sababaha keeno iyo daawada

waxaa kaloo afka uriya sigaarka iyo tubaakada.
kuwan cuntada way ka duwan yihiin, urka ay keenaan wuxuu dhex

galaa gudaha dhuunta iyo cirridka.
qofka sigaarka cabbo ama tubaakada cuno muddo kaddib si kaste

hadduu afkiisa u nadiifiyo urka kama tagayo.
sidoo kale afka waxaa qurmuun ka dhiga jirrada cirridka.
nabraha afka iyagana afka ayay uriyaa.
sidoo kale marka ilkaha ay noqdaan kuwa dhagxaanta leh waxaa ka

dhasha qurunka afka.

ama cudurka yiridka isna wuu keenaa.
sidoo kale afka uraya wuxuu ka imaan karaa caabuqa dhuunta

hunguriga caloosha iyo meelaha neefta soo marto.

sidoo kale jirrooyinka kelliyaha iyo beerka taas waxaa lagu ogaan karaa

baritaan.
sidoo kale wuxuu ka imaan karaa qalaylka afka iyo biyo la’aanta

qofka marka uu harraado uu afkiisa engago wuxuu noqonayaa mid

qurmuun.
sidoo kale bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha wuxuu keenaa inuu afka

yeesho ur xun.
sidoo kale huradada afka ayay urisaa iyo shubta badan

sidee loo daaweeyaa afka uraya?

urka afka ka dhasho qallaylka iyo harraadka ama hurdada ama shubta

ama toonta iyo basasha iwm. waxaa lagaga hortagi karaa nadaafadda.
laakin midka ka yimaada gudaha ama caloosha waa in qofka la baaraa

si loo ogaado sababka dhabta ah u keenay urka afka.

Maxaa afka lagu carfin karaa?

waa inaad ka fogaataa cuntada keenayso urka afka oo dhan.
sidoo kale waa inuu qofka ka fogaadaa sigaarka
waa inaad calaanjisaa xanjo.
xanjada aad ayay ugu fiican tahay afka
sidoo kale cabbidda biyaha badan waa xal aad u fiican.
dadka afkooda qoyan waa ku yar yahay urka afka.
caruurta afkooda ma uro waxaana sabab u ah qoyaanka ama dhareerka ka daadanaya afka.
marka waxaa lagaa rabaa inaad afkaaga ilaaliso oo biyaha aad cabto.
dumarka iyo raga way ka siman yihiin arrintan.

sidoo kale dadka waayeelka iyo dadka dhexdhexaadka ah iyaguna way ka siman yihiin.
haddii afkaaga urayo qofka kuu dhow ayaa ku nacaayo, qofka aad la sheekaysanayo ayaa ku karaahsanayo.
masjidka marka aad salaad jamaaco la tuknanyso dadka waad dhibaysaa.
xaaskaaga aad bay ku kiraahsanaysaa haddii aad tahay nin.
sidoo kale naagta haddii afkeeda urayo ninkeeda aad buu u dhibsanayaa.
gaar ahaan xiliga galmada ama raaxada ama sitiinka.
waayo galmada waxay wadadaa istiin iyo shumis.

meesha wax laga shumiyo waa afka neefta qofka wax shuminayo afkiisa hadduu urayo aad baa loo kiraahsadaa nacayb ayaa ka imaanaya.
culimada qaarkooda waxay dhaheen: galmada ma fiicna marka huradda laga soo kaco maxaayeelay  afka markaas qurmuun ayuu leeyahay.
meesha waxaa ka dhalan karto kiraahsasho.
caafimaadka afka wuxuu ku jiraa nadaafadda afkaaga.

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Waxa ugu fiican oo af-urka lagu daaweyn karo waa cadayga ama rumayga sunadda nabiga (SCW) aad ayay xogga u saartay cadayga.

 

How to treat bad breath?

Bad breath that comes from dryness and thirst or sleep or diarrhea

or garlic and onions etc. can be prevented by hygiene.

But the one that comes from the inside or the stomach should be examined

to find out the real reason for the bad breath.

What can be used to freshen the mouth?

You should avoid all foods that cause bad breath.
The person should also avoid smoking

You should chew gum.
Gum is very good for the mouth
Also drinking plenty of water is a very good solution.
People with moist mouths have less bad breath.
Children’s mouths do not smell and it is because of the moisture or fluid that flows from the mouth.
So you are required to protect your mouth and drink water.
Women and men are equal in this regard.

Also, elderly and middle-aged people are equal.
If your mouth smells bad, the person close to you will hate you, the person you are talking to will hate you.
When you pray in the mosque, you will disturb people.
Your wife will be very disgusted if you are a man.
Likewise, if a woman has a bad mouth, her husband will be very annoyed.
Especially during sex or pleasure or intercourse.
Because sex is about kissing and kissing.

The place where you kiss is the mouth of the person who is kissing. If the mouth of the person who is kissing smells bad, it will be very disgusting, and hatred will come from it.
Some scholars said: sex is not good when you wake up from sleep because the mouth has a smell.
This is where bad breath can occur.
Oral health is in the cleanliness of your mouth.

 

لَوْلَا أنْ أشُقَّ علَى أُمَّتي أوْ علَى النَّاسِ لَأَمَرْتُهُمْ بالسِّوَاكِ مع كُلِّ صَلَاةٍ. وفي رواية لولا أن أشُقَّ على أمتي لأمرْتُهم بالسواكِ مع كلِّ وضوءٍ

الصلاة فيها وقوف بين يدي الله سبحانه وتعالى، وينبغي فيها: الطهارة، وحسن الهيئة، وتنظيف الفم والأسنان. وفي هذا الحديث يخبر النبي صلى الله عليه وسلم أنه لولا أن تقع المشقة على الناس المصلين من أمته لأمرهم وأوجب عليهم استخدام السواك قبل أن يصلوا أي صلاة، سواء كانت فرضا أو نفلا، وسواء كان الفم متغيرا أو نظيفا، وهذا من الحث على هذه المكرمة، وهي تطهير الفم وتنظيف الأسنان عند لقاء الله في الصلاة. والسواك: هو جذور شجرة الأراك، ويحتمل أيضا استعمال عود أو نحوه في الأسنان؛ لإذهاب التغير ونحوه. ويسن السواك عند الوضوء للصلاة أيضا، كما في رواية البخاري عن أبي هريرة رضي الله عنه، ومحله في الوضوء بعد غسل الكفين وقبل المضمضة. وفي الحديث: حث المصلين على استخدام السواك ما أمكنهم ذلك. وفيه: بيان حرص النبي صلى الله عليه وسلم على التيسير على الناس   المصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More