Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks.
Jawaabta:
Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh ku dhaq subax kaste, wax weyn ma sii aha toxobta madow uu kulaylka keeno.