Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay
Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay
Ereyda diiniga waa muhim qofka inuu si fiican u fahmo, marka uu tarjumo si uusan qalad ugu tarjunin nusuusta uu tarjumayo, ama maahmaayo oo rabo in loo soo guuriyo siday yihiin oon wax kale lagu darin.

Ereyada ugu caansan diinta islaamka oo af ingriis loo tarjumay ayaad ka arki doontaa jadwalkan.
English | Arabic | Somali |
Glory is to Allah. | سبحان الله | Alle ayaa nasahan |
Praise is to Allah. | الحمد لله | Alle ayaa mahad isla leh |
There’s no god but Allah. | لا إله إلا الله | Ilaah kale ma jiro Alle mooyee |
Allah is the greatest. | الله أكبر | Allaa weyn |
There’s no might and no strength except by Allah. | لا حول ولا قوة إلا بالله | Xaylad iyo awood ma jirto oon Alle ku tiirsanayn |
O Allah, forgive me | اللهم أغفِرلي | Allow ii dhaaf |
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo