Talo kusaabsan qofkii diinta shaki ka galo

Su’aasha:

Asc walalyal dhibaato weyn baa iheysta ilaahey haii dambi dhaafo adinkana ila taliya;

sanadkii lasoo dhaafay ilaa io sanadkan waxaan isku arkay shaki badan oo arin mar aan kashakiyay baa rumoowday markas wixii kadambeeyay waxaan noqday qof zaaid ucabsanaya oo waxwalba uu arka kashakinaya waan kasoo gudbi jiray oo ilaahey talo saaran jiray alx marar badan wan kaficnaday daraad waxaan isku arkay shaki yaab ah inaan kashakiyo diinta ama islamka shakigega wuxu bilawday anigoo salaad duhur weesqaado duko isdhahaya islamarkiiba waxaa isdhahay salaada ad dukaneeso maxay tahay ameesanba jirin oo lasoo alfay waan kanaxsanahay inaan shakigaas dareemo wax aan rabay ama kas ah muusan aheen oo zaaid ayuu maskaxda igasoogalay ilaahey inuu jiro waan rumeesanahay lkn waxaan halmar noqonaa qof diin la aan ah oo shaki weyn baa iga galaya sida diinta daliil in loo hayo in xilliga nabiga io waxaas idil la aasaasay oo lasameeyy sidaas ayee ila noqone marwalba shakiga niyadas iga sogalana ilaahey dambi dhaaf weydistaa anigoo ueg sida qof diin aan hesan waan kamurugsanahay shakigas micnahega ma ahan in diinta christianka ama diimaha kale ay saxyihin kuwaas maba iixisaabsana lkn islamka baa shaki leega galinaya waxa sababayna ma aqano mudo isbuuc kudhaw sidaas ayaan ahay wll waxaan idinka codsiina inaad talo isiisan oo diinta aan kudhagi karro oo aaqiro io diinta io nabi mohamed sifican usii rumeesan karro xitaa kutaabka quraanka shaki baa lega galyay meelwalba aan ufikiro shaki baa islamarkiba iga galaya subxana allah ilaahey haidinka abaalmariyo

Talo kusaabsan qofkii diinta shaki ka galo
Talo kusaabsan qofkii diinta shaki ka galo

Jawaabta:

Shakiga noocaas ah waxaa keena shaydaanka, waana nooc ka mid ah waswaaska daran, maskaxda qofka muslin ayauu mararka qaar si qasab kusoo galaa, ee ma aha wax maanta qofka uu diinta kaga baxayo, hadduu si toos ugu qanco mooyee, markaas waa wax kale, waxaad ku dadaashaa inaad Alle baryiso, waxaad badsataa ducadan:

(يا مقلِّبَ القلوبِ ثَبِّتْ قلبِي على دينِك)

(Midka quluubta gadgadinayow ku sug qalbigayga diintaada)

 

Qaababka shakiga laysaga reebo halkan ka akhriso:

  1. Waswaaska Iyo Shakiga Ka Dhalan Kara Doodaha Gaalada
  2. Waswaska Marka  Muda Maqnaadaba Soo Labakacleeyo Maxaa Sababa
  3. Waswaaska Sida Qalbiga Looga Saaro

Such suspicion is caused by the devil, and it is a kind of intense whispering, the mind of the Muslim person sometimes forcibly enters, and it is not something that the person who leaves the religion today, except if he is directly satisfied, then it is something else

You might also like
1 Comment
  1. Suugada caafimaadka laga helo
    Armaan says

    Wll sida laguu sheegayba shikigaasi wuxu kaaga imanayaa dhanka shaydaanka waana was waasyada iyo shikiga kuwooda ugu xun. Wuxu isku dayayaa caqiidadaada iyo islaamnimadaada inuu weerar xooggan kusoo qaaado, waxaanad kaga bixi kartaa sabir, cibaadada oo aad ku dadaasho, akhriska qur,aanka waliba adigoo macnihiisa fahma ayaa aad ufiican iimaan ayaa kuugu ziyaadaya, ugu danbaynna inaad ilaaahay barido inuu kaa dulqaaado.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More