Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video Wiil yar u dhashay dalka UK ayaa Maxamed Salaax arkay markaas ayuu usoo orday wuxuu ku dirsaday baallaha nalka markaas ayaa sanka dhaawac kasoo gaaray, maxamed salaaxa markuu arkay gaarigiisa ayuu uga soo degay markaas ayuu sawir la galay daawo muuqaalka:   https://www.facebook.com/BBCnewsArabic/videos/960393520981843/ The British child took […]

Faadumo Cawaale M. Jabuuti ka tacsiyaysay Ing Yariisow

blank

Faadumo Cawaale M. Jabuuti ka tacsiyaysay Ing Yariisow Maayarka caasimadda dalka Jabuuti, Faadumo Cawaale Cismaan oo ka tacsiyadeynaysa geerida guddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) maayarka gobolka Banaadir. muuqaalkan halkan ayaad ka daawan kartaa: Faadumo Cawaale oo si fiican uga hadashay wanaagga uu lahaa Ing Yariisow, runtii soomaalida waxay u baahan yihiin inay gartaan dadkooda qiimaha […]

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

blank

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir. Wararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta […]

Video muujinaya kumaandoos Iran markab Ingiriis qabsanaya

blank

Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya. Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK. video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula. daawo muuqaalka Iranian air landing on a British […]

Hodan Naleye iyo dardaaranka ay soomaalida u dhaaftay Video

Hodan Naleye sawir

Muuqaal muujinaya Hodan Naleye inay dareentay waxyaalo badan oo nolosha ka mid ah. waxay ku sheegtay muuqaalkan qofka markuu diinta fahmo inuu wax badan nolosha ka ogaanayo, noloshiisana ay is baddalayso. Hodon oo ahayd gabar soomaaliyeed oo ka fikireysay dalkeeda iyo dadkeeda soomaaliyeed. waxayna sheegtay inay soomaalida ay jeceshay. daawo muuqaalkan video oo ah dardaaranka […]

Video oo Hodan Naleye ay soomaalida u reebtay

Hodan naaleeye wariye

Video oo Hodan Naleye ay soomaalida u reebtay   Hodan Naleye qoraalka ay kusoo qortay barta Twitter maalinta 11 bishan aan ku jirto. Qaraxa ay ku dhimatayna wuxuu dhacay 12 bishan 7aad 2019 It was an incredible day to witness #Somalia’s beauty on the island of #Ilisi 🐠 #Kismayo #Somalia #MySomalia pic.twitter.com/KRr0AgGgtK — Hodan Nalayeh […]

Xisbiga Tiir barnaamijkiisa 2021-ka

blank

Waa maxay xisbiga Tiir? Waa xisbi siyaasadeed oo raba inuu soomaali usoo celiyo awoodda iyo qiimaha ay lahaan jirtay burburka kahor. Waxaa madax ka ah Ing Saalax Sheekh Cusmaan Muuse oo ah siyaasi weyn  jagoojin badan soo qabtay wuxuu ahaa marka ugu dambeysay wasiirka howlaha guud Shirkan waxaa lagu soo bandhigayay barnaamijka xisbiga Tiir ee […]