Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan Shukaansi waa maxay? marka hore Shukaansi waxaa laga wadaa naag aad mustaqbal guur ka leedahay inaad la hadasho Dadka qaar qalad ayay galaan marka ay rabaan naag inay shukaansadaan Waxay sameeyaan waxyaalo diinta khilaafsan oo ay reebtay, Waxaa ka mid ah. 1- Inuu la galo khalwo oo ah meel aan […]

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa Naagaha sida la og yahay waa ka daciifsan yihiin raga, inta badan been ayaa loo sheegi karaa, waana la siri karaa, taasna ma aha wax lagu liidayo, sidaas ayaa Alle u abuuray. hilibka qofka markuu arko wuu damcaa wuxuu rabaa inuu horay ka cuno. waxay u baahan yihiin qof difaaco […]

Shukaansiga ma xaaraan baa

shukaansiga goorta uu yahay xaaraan

Shukaansiga ma xaaraan baa Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas. Jawaabta: Inta aanan ka jawaabin su’aashaada marka hore waa inaan keexnaa shukaansiga waa maxay? Shukaansiga waxaa laga wadaa haweeney aad guursan […]

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato?

Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato? Waa su’aal dad badan ay is weyddiiyaan. Jawaabta waxay noqon marka hore nin iyo naag kama dhaxeyn karto saaxiibtinnimo marka ay isgeyn karaan, waayo saaxibtimada ka dhexeynaysa waxay keenaysaa inay isku dhacaan, waayo sheydaanka marka ninka iyo naagta ay isu bataan waswaas ayuu ku bilaabayaa labadooda […]

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya Su’aasha: Ninkayga naago kale ayuu shukaansadaa habeen kaste marka aan kala hadlo wuxuu i dhahaa dan kama lihi waan iskala hadlaa kaliya, dhowr jeer ayaan uga digay hadu arinkas sii wadno inuu i furayo wxaa  u hayaa lix caruur qurbaha waan joognaa marka waxaan rabi lahaa inaad ila talisaan […]

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa Su’aasha: Waxan raba inaad iga jawabtan su’asha oo ah naag ayan shukaansaday marka waan ka shakiyay inay been ii sheegayso gabar an qaraabo nahay ayaa igu tiri gabadhan beenta ayay xariif ku tahay marka anigana aad baan u jeclaaday maxaad igu talinaysaan oo aan kula dhaqamayaa nagtaas […]

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]