Xaaska gogosha dumarka uga sheekaysa

Xaaska gogosha dumarka uga sheekaysa Su’aasha: Waxaa i haysata dhibaato tasoo ah xaaskyaga waxay iga faafisaa sirta gogosha, wixii na dhex maro oo galmo iyo raaxo waxay uga sheekaysaa dumarka saxiibadeeda, marka aan ka reebay arinkaas maysan qaadanin hadalykayga wax iga carootay, waxaan ku fikiraya inaan iska furo waxaan arkay webkan oo talooyin fiican bixiyo […]
Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya Su’aasha: mudo sanad laga joogo waxan Facebook ka bartay naag la qabo waxayna jirtaa soddon sano oo kale waxay leedahay afar caruur iyadan aad ayay ii jeceshay maalin kaste waan isla xirirnaa waxaan u gala camera sheeko caadi ayan ka sheekaysaa kama sheekyso sheeko kacsi ama […]
Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]
Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro WhatsApp wuxuu ka mid yahay baraha shukaansiga cusub, gabdhaha waagii hore raga taleefan ayay ku baadi goobi jireen, laakin hadda shukaansiga WhatsApp ayuu noqday. dumarka qaar waxay ka raadiyaan raga barta WhatsAppka, gabadha nambar ayay qoraysaa way ku nasiibsanaysaa, sidoo kale wiilka wuxuu qorayaa nambar wuu ku nasiibsanaa naag iyo […]
Ninkayga naag ayaan ku arkay ma iska furi karaa

Su’aasha: Waxaan arkay ninkayga what-sup oo naag qaraabo aan nahay la xiriiraayo waxaan arkay waxyaalaha ay usoo dirtay hadalada ay ku hadlayso isagana siduu ugu jawaabayo waxaan dareemay jacayl inuu ka dhexeeyo labado waxaan ugu shakisanahay inay saaxibo yihiin hoose yihiin waxaan rabaa inaan ogaado diinta maxay ka qabtaa ninkaas inaan iska furo. Jawaabta: Marka […]
Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka. ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag. qof aan ceeb lahayn […]
Shukaansiga naagaha la qabo halista uu leeyahay

Shukaansiga waxaa laga wadaa qofka naagta inuu u bandhigo rabitaan uu rabo iyada siiba marka uu ka rabo guur. naagta la qabo waxay ka mid tahay naagaha la xarrimay in la guursado sida Ilaahay uu ku sheegay Suuratu annisaa wuxuu yiri Alle cazza wajalla mrkuu ka hadlayay dumarka uu xarrimay in la guursado : وَالْمُحْصَنَاتُ […]
