Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc Daruur.com, mid kamid ah waxyaabaha aad layaabayso bisha ramadaan dhexdeeda ayaa ah inaad aragto dad sooman hadana aan salaadda tukanayn! Dadkaa soonkoodu ma ansaxayaa? Mideeda kale waxaa jira sifo ay soomaalidu ku tilmaamaan dadka noocaas ah waxaanay yidhaahdaan waa ” ey af xidhan” arrintaasi ma hadal […]

Qofkii dhar nijaas asoon ogeyn salaad ku tukada ma ansaxaysaa salaaddiisa

Qofkii dhar nijaas asoon ogeyn salaad ku tukada ma ansaxaysaa salaaddiisa

Su’aasha: Asc Daruur.com ramadaan kariiim,, salaaddii duhur iyo casarba markaan tukaday kadib ayaan ogaaday in dharkaan xidhnaa qaar kamid ahi aanay daahir ahayn,, salaadihii inaan soo qalleeyo miyaa la iga rabaa? Jawaabta: Culimada way isku khilaafeen marka qofka uusan ogeyn inuu dhar najaaso leh ku tukaday in salaaddiisa ay ansaxayso iyo in kale, qaar waxay […]

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya Su’aasha: Asc markasta oon salada isku diyariyo xasuus iyo Isla hadal Ayan gala oo kusabsan muqalo aan dawado iyo sawir kasto aan arka oo dumar kusabsan Ila aan salada dhameysto guska kababyo Ayan kadarema salada markan kabaxo qoyaan aan wax lataban Karo aheyn oo xubinka faruuryaha […]

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa Su’aasha: Salaada subax waqtiga aan kasoo kaco ma dukan karaa mararka qaar hurdaa ila tagta markasto ma ahan hadii aan mobileka alarm aan saarto mobileka anoo maqlaayo ayaan damiyaa hurdada ayaa iibaxda talo isiiya. Jawaabta: Haddii aad niyaysato salaadda oo ay hurdo kula tagto way ka […]

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa Su’aasha: Kaadida iyadoo i heyso hadaan tukado salaada may ansixi Mise wan soqaleyn Jawaabta: Waxaa kusoo arooray mas’aladan xadiis saxiix ah oo Muslin saxiixiisa ku wariyay, wuxuu yiri rasuulka (SCW):   (لا صَلَاةَ بحَضْرَةِ الطَّعَامِ، ولَا هو يُدَافِعُهُ الأخْبَثَانِ). (Salaad ma jirto iyadoo cunto ay taallo iyo qofka […]

Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan

Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan

Su’aasha: Waxaan ahay quf salaada subax ka tagto mararka qaar marka ay iga tagto oo lagaaro dhuhurka ayaan markaad 4ta ragco ee dhuhurka dukado ayaan waxaan ku xijiyaa 2 rakco oo aan uniyeysanaayo salaadi saakey idhaaftey Marka masameyn karaa sidaasi mise suno un ayaan dukadaa. Jawaabta: Waxaa qalad ah inaad sidaas mar kaste sameyso waxaan […]

Cibaadada noocyada ay kala tahay

Cibaadada noocyada ay kala tahay

Cibaadada meel weyn ayay ka taagan tahay islaamka, qofka muslinka ah waxaa laga rabaa inuu cibaadada aad ugu dadaalo, dhinaca guud iyo dhinaca gaarba, nusuus badan ayaa ksuoo aroortay qiimaha cibaadada iyo meelaha ay gali karto. Cibaadada waa labo nooc nooc waa gaar sida salaada iyo soonka  iyo xajka waa camalka adiga kugu soo noqonayo […]