Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay

Video muujinaya Mu’adinka masjidka la weeraray isagoo salaadda jumcaha u addimayo, weerarkana wuxuu dhici doonaa wax yar kaddib. Ninkan wuxuu ka badbaaday weerarka maanta ka dhacay masjidka, salaadda jimcaha ayuu u addimay. Video gan waxaa faafiyay abbihiisa waa nin u dhashay casuudiga. wuxuu ku qoray meesha inuu Ilaahay ku mahdinayo wiilkiisa oo ka badbaadiyay dilka […]
Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto

Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto Boqortooyada Sacuudiga oo ahayd dowlad diinta inay ku dhaqanto sheegato, waxay ka qaadatay meelaha ugu ad’adag diinta, maantana waxay bilowday inay wixii oo dhan ka tallaabsato, heesaha ay xaaraanka u arki jirtay maanta waxay ka dhigeen xalaal, bal waxay keeneen naago heesaa ah oo qaawan oo u […]
Kacbada korkeeda ayuu fuulay dhaxalsugaha Sacuudiga

Kacbada korkeeda ayuu fuulay dhaxalsugaha Sacuudiga Dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo booqday kacbada waqtiga fajarka maalinta talaadada 12 2 2019 wuxuu fuulay kacbada korkeeda sawirada fuulidda kacbada زار ولي العهد السعودي محمد بن سلمان، فجر الثلاثاء 12 فبراير، المسجد الحرام بمكة المكرمة وتجول فوق سطح الكعبة المشرفة مع عدد من مرافقيه. هذه صور صعود […]
Qisadii wiilka soomaaliga naag carab sacuudi ku xoogi rabtay

Wiil ayaa la sheegay inuu baadiyaha sacuudiga ka shaqeynayay. Wuxuu ahaa qof ari u raaco cid carab ah. Wiilka wuxuu degganaa qol gaar ah oo ka fog guriga cidda. laakin ku dhex yaallo isla guriga meesha uu ku soo wareegsan yahay. Wiilka wuxuu ahaa nin dhalinyar ah oo aan dhaafin siddeed iyo labaatan. Naagta ninkeeda […]
Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay

Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay Arrinta ku faaftay maalmahan baraha bulshada taas oo ahayd barambaro badan oo weerar kusoo qaaday Sacuudiga gaar ahaan magaalada makka masjidka xaramka, waxaa la sheegay barambaradaas inay aad u badnayd dadkii ku tukanayay oo aad uga naxay, nin u dhashay sacuudiga oo soo duubay muuqaal naxdin leh daawo […]
Sixirka dhalmada Reebo toos u arag siduu yahay

Sixirka dhalmada Reebo toos u arag siduu yahay Hay’adda amarka macruufka iyo reebidda munkarka dalka Sacuudiga oo sheegtay inay burisay sixir loo sameeyay labo qof isqaba si aysan caruur u dhalay. Joornaalka lagu magacaabo Sabaq oo dalka Sacuudiga kasoo baxo ayaa wuxuu sheegay in Hay’adda qof soo gaarsiiyay boombalo oo ay caruurta ku cayaaraan oo […]
Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada

Makka iyo madiina waa labo meel barakaysan, makka waxaa ku taallo kacbada madiinana waxaa ku yaalla masjidka rasuulka SCW. Boqortooyada sacuudiga waa marka ugu horreyso ay ku dhiiradaan inay keenaan labadaas magaalo xumaan iyo fuxshi, waxay keenaan madiina naago heesaa ah oo ka dhigay show oo fisqi iyo munkar lagu dhex samaynayo. teeda kale waxay […]
