Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa

Riyada:

Asc sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad iifasirtaa
Aniguu xafiis kujira ayaan ku arkay nin aan aqaano oo isagane wuxuu ka shaqeeyan wasaarada waan salamay anigoo dhoola cadaynay uu iga aamusay sow hebal matihid waan iskaga aamusay intuu isoo fiiriyaya unbaa baxaay anigoo yaban maxaa kudhacay dadkii fadhiyaya ayaa yidhi uu kaa xishoonaya ,

Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa
Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad kala kulmi doonto dad aad wada shaqaynaysaan

arrimahaas waxay ku saabsan yihiin xaalad la xiriirta shaqada meesha aad joogto

ama qof ayaad ka ogaan doontaa wax keenaya inuu kaa xishoodo.

Ilaahay khayr ha ka dhigo.

 

Riyada qosolka halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will encounter problems with people you work with

these issues are related to a situation related to your work place

or you will find out something about someone that will cause them to be embarrassed.

May God bless them.

Leave a Reply