Riyo sixir madow oo igu soo noqnoqotay

Riyo sixir madow oo igu soo noqnoqotay Riyada: Riyadaan dhowr jeer baan ku riyooday qof iga daba yimid si uu sixir madow iigu sameeyo. Riyadaas cad waxaan ku riyooday nin sixiroole ah oo isku dayaya inuu iga dhex sameeyo sixir meel waddo ah. Markuu isku dayayo inuu i sixro, waxaan bilaabay inaan akhriyo Qur’aanka, mar […]
Albabkaa dabee oo iftiin weyen iyo nin so galay oo an ka cabsanayo

Albabkaa dabee oo iftiin weyen iyo nin so galay oo an ka cabsanayo Riyada: Gurikaa laydh kaa takay kabacdee ruux ayaa bilamay gurikaa dabadesa 2 waxarod ayaa iku xidhan oo ciyaya markan xakaa waxarha oo kacay iftiin iyo albabku laforaay iyo ninan kaa cabsaday iyo ohiin aya ku riyoda Fasirka: Riyada cabsida inta badan waxay […]
Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo

Riyada gabar raadinayso qabiilka ay kasoo jeeddo Riyada: Sh marka hore si aad si fcn igu shegto riyada waa in aan si fican iskugu ka sharxo waxan ahay gabar dhalin yara waxan bilaabay inaan raadiyo meesha aan asalkayga ka imid waxa la igu dhahaa Yementa somaliya timid ayaad tahy lakin qabiil ayan rabay qabiilkana layma […]
Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso

Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso Riyada: Sh wxan ku riyoday walashey oo lcg iso dirtay wxy igu tiri ino so adeg eee cuno ino kari hybe ban ku iri gabar aan sxbo nhy ayan racay gurigode I geydsay weyna iga tagtaysan u sugayay maqariibti aaa leygu Garay marka ka so tagi rabay walashey iso […]
Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo

Fasirka riyada nin iyo boolis wax xabadeynayo Riyada: Asc sheekh waan ku salamay Waxaad ii Soo fasirtaa hadii alle idmo Waxaan kuriyoday nin aan aqaano ayaan isku soobaxay waanu isa salaanay kadib wuxuu igu idhi waan tagaya iyo dhaqaaq ayuu isku daray waxaane uu istaagay meel qashin ah uune ku kaledhiyaya isagoo taagan, Anigane intaan […]
Riyada tilmaanta nin wax ii tilmaamayo

Riyada tilmaanta nin wax ii tilmaamayo Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday nin ii tilmaamaya waxaan doonayay oo gacantiisa ku tilmaamaya oo igu leh maaragtaa wattaaaaase aniguna aan ku leeyay haa oo leeyahay halkaa mar hadaba waxaasi wuxuu ahaa ma xusuusto hada iisoo fasir sheekh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad raadinaysay inaad helayso ama wax […]
Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay

Riyada wiilka xiriirka naga dheexeyay Riyada: Sheikha wiil xariir naga dhaxeye I qiyanay ban ku riyoday asago ileh awoowka muxu ku dhahay ana wxn dhhy waxba ima dhihin ilahay ku xisabi dona hebalow kadib riyada wanka dusay markale hadane ku riyoday asago I egayo o marna qoslayo dib dambe kuma riyon Wkas wu I qiyanay […]
