Riyada roobka iyo anigoo kursiga curyaanta ku fadhiya

Riyada:

Asc ustad waxan kuriyoday anigo rob dhaxsocdo oo ku faraxsan

Riyada kale
Ustad waxa ku riyoday anigo kufadhiyo biraha curyanka lagu riixo ninkeyga waxu idhahaya aniga ina curyan thy maxa igu shegi weysay aniga waxan dhahaya waan fiicanahay lugaha wey ii caafimaad qabaan
Waxan ahay xaas aan weli aqal galin
Ustad riyads maxe tahay

Riyada roobka iyo anigoo kursiga curyaanta ku fadhiya
Riyada roobka iyo anigoo kursiga curyaanta ku fadhiya

Fasirka:

Riyada koowaad ee roobka waxay tilmaamaysaa nimco aad heli doonto iyo farxad.
Riyada labaad waxaa laga yaabaa inay tilmaanto isfahan la’aan adiga iyo ninkaaga idin soo dhexmari doonto, inshaa Allaah ugu dambeyn waad is fahmaysaa.
Ilaahay khayr kaaga dhigo.

Riyada roobka halkan ka daawo

 

The first dream of rain indicates that you will receive blessings and happiness.
The second dream may indicate a misunderstanding between you and your husband, God willing, you will finally understand each other.
May God bless you.

Leave a Reply