Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay

Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay1

Sedex qof oo xashiish soo cabbay ayaa waxay istaajiyeen Tagsi si ay u raacaan, shufeerka tagsiga wuu gartay inay xashiish soo cabbeen. intuu gaariga sheelar daran u qabtay ayuu gaariga damiyay. markaas ayuu ku yiri waa tagnay meesha aad rabteen. Midka koowaad wuxuu rabay lacag inuu bixiyo kan labaad ayaa la dooday midka koowaad wuxuu […]

Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

Nin ayaa gabar ciddeeda ka doontay, labo maalin kaddib waxaa taleefan usoo dirtay gabadha uu doontay walaasheeda oo ka yar, waxay ku tiri kaalay hadda guriga kaliyaga ayaa jooga. Ninkii wuxuu yiri: guriga ayaan aaday gabadha ayaa iga furtay albaabka, waxayna xirnayd dhar khafiif ah jirkeeda meelo ayuu ka qaawanaa, waxay igu tiri: labo boqol […]

Qisadii dawacada ee yaabka badnayd

Qisadii dawacada ee yaabka badnayd

The story of the wondrous fox that shows deep wisdom Qiso yaab badan lagu cibraqaadan karo, waxaa la sheegay dhagax inuu dawaco dibka kaga dhacay, markaas buu ka jaray dibka, waxaa aragtay dawaco kale waxay ku tiri: maxaad isaga goysay dibka? waxay ku tiri: runtii waxaad dareemayaa farxad aan lasoo koobi karin, waxaad mooddaa inaan […]