Sahra Sheekh Maxamed oo ku jirtay qaraxa manta
Sahra Sheekh Maxamed gudoomiyaha degmada Shangaani oo daqiiqado kahor la xaqiijiyay inay u geeriyootay dhaawacii soo gaaray.

Sahra Sheekh oo ahayd maama soomaaliyeed Ilaahay ha u naxariisto inta meesha ku dhimatay
Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa
Sahra Sheikh Mohamed, who was in the explosion today
Sahra Sheikh Mohamed, the governor of Shangaani district, was confirmed to have died from her injuries minutes ago.
Sahra Sheikh, a Somali mother, may God have mercy on her who died on the spot
