Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor

Sawirkan waxaa la sheegayaa in laga qaaday shirka inta uusan qaraxa dhicin, waxaa meesha ka muuqda dadka qaarkooda oo ku geeriyooday goobtaas.

Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor
Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor

ninka caddaanka meesha fadhiyo qaraxa kahor ayuu meesha ka baxay sidaas oo kale dadka qaarkii way ka ka dhaqaajiyeen goobta qaraxa. gudoomiyaha gobolka banaadir iyo masuuliin kale ayaa meesha ku haray.

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

The last picture before the explosion in the Somali capital

This photo is said to have been taken at the meeting before the explosion, and shows some of the people who died at the scene.
The white man sitting there left before the explosion, and some people were also moved away from the scene of the explosion. The governor of Banadir region and other officials remained there.

Leave a Reply