Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)

Waxaa ka mid ah qaababka luqadaha loo barto in qofka uu xifdiyo ereyada hal shay kulminayo oo is shabaho, taas sahal ayay kaaga dhigaysaa inaad luqada si fudud ku barto, halkan waxaan kugu soo jamcinayaa ereyo af ingiriis ah oo ku dhamaada  xarfaha (est ).

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)
Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)

waxaad ka arkaysaa jadwalkan iyagoo af soomaali iyo carabi ku turjuman:

Ereyga ingiriiskacarabigasoomaaliga
Bestالأفضلugu fiican
chestصدرxabad, laab
crestقمةkor
Festمهرجانfeesto
Guestضيفmarti
Nestعشbuul
pestآفةaafo
Restراحةnasasho
vestسترةjaakad
Testاختبارimtaxaan
Westغربgalbeed

Leave a Reply