Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaallada afka ingiriiska waxaa ka mid ah magacuyaalka “me” oo ah magacuyaal layaleedka quman oo falka toos ugu dhaco, wuxuu imaanayaa falka kadib sida tusaalooyinka soo socda ku cad.

Magacuyaalka "me" ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado
Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Wuxuuna magacuyaal u yahay shakhsiga koowaad oo fardi ah aan dad kale la socon.

Afka soomaaliga waxaa ku aaddan xarafka  “i” mararka qaar oo noqda “ii” marka horyaale la xiriiro.

Tusaalooyinkan waa weero ingiriis oo uu ku jiro macauyaalka “me” waxaana loo tarjumay macnaha weerahan af soomaali iyo af carabi.

EnglishArabicSoomaali
send meأرسل ليii soo dir
help meساعدنيi caawi
watch meراقبنيi ilaali
teach meعلمنيi bar
follow meاتبعنيi raac
 leave meاتركنيiga tag
call meاتصل بيisoo wac
take meخذنيi qaad
tell meأخبرنيii sheeg
let meدعنيi daa
give meأعطنيi sii
hit meاضربنيi dhufo
kiss meقبّلنيi dhunko
carry meاحملنيi xambaar
pull meاسحبنيi jiid
push meادفعنيi riix

 

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Leave a Reply