Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan

Ereyadan dadka afka ingiriiska baranaya aad bay isugu qaldaan, maxaayeelay dhawaaq ahaan aad bay isugu dhow yihiin, laakin xarfaha way ku kala duwan yihiin. Qofka waa inuu si fiican u eegaa marka uu xifdinayo waana inuu u lahaadaa daymo dheer. Ereyada waa kuwan iyagoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi u tarjuman sidoo […]
Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture”

Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture” Ereyo English ah oo ku dhamaada xarfaha “ture” ayaad ka heli kartaa jadwalka soo socda, taas waxay sahal kaaga dhigaysaa inaad si dhaqsi ah ku qabato ereyada noocaas ah marka aad u hesho wax iyaga isku keenaya oo ka dhexeeya sida dhawaaqa xarfaha dambe. Dadka baranaya afka ingiriiska […]
Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay

Tarjamada ereyo diini af English loo tarjumay Ereyda diiniga waa muhim qofka inuu si fiican u fahmo, marka uu tarjumo si uusan qalad ugu tarjunin nusuusta uu tarjumayo, ama maahmaayo oo rabo in loo soo guuriyo siday yihiin oon wax kale lagu darin. Ereyada ugu caansan diinta islaamka oo af ingriis loo tarjumay ayaad ka […]
Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo

Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo Afka ingiriiska wuxuu leeyahay falal markay la xiriiraan falkaabyada qaar macne cusub ayay yeelanayaan, waxaa ka mid ah kuwaas falka “take” oo is badbadalaya hadba markuu raaco falkaab cusub. Afafka marka la baranayo fiiro gaar waa in loo yeeshaa isbaddalada noocan ah, qofka rabo luqad inuu si sahlan […]
Sida loo adeegsado ereyada IN iyo ON iyo AT ee Afka English

Naxwaha afka ingiriiska waa sahlan yahay marka loo eego naxwaha afka carabiga. Barashada naxwaha waa muhim qofka marka uu barto ereyo badan wuxuu u baahan in laysku xiro oo marka hadalka uu noqdo mid sax ah. Waxaa jira ereyo muhim ah afka ingariiska oo isku xiraya hadalka waxaa ka mid ah ereyada (IN, ON, AT) […]
Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa. Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka […]
Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo Qofka marka uu af baranayo waxaa la rabaa inuu raaco qaababka ugu sahlan luqada lagu qaban karo. Waxaa ka mid ah qaabka ugu fudud lagu baran karo afafka oo uu ka mid yahay afka ingiriiska inuu qofka isku qabto ereyda isu dhow qoraal iyo akhris ahaan. Halkaan dhowr […]
