Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Su’aasha: Asc walaalahyga aan jeclahay waad ku mahadsantihin saad noo garabtagan tihiin talo iyo tusaaleba wxan raba inaan su,aal idin waydiiyo? Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay Gabigaygiba waxaan noqday qolfoof ama laf caadiya jidhkaygi uu is cunay xabad baruura malaha wada lafo ayaan noqday Gabigaygiba wlhi waan ka Qoomameeya imika […]

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon Su’aasha: Asalamu Alaikum Dr waxaan ahaay dhibane mudo dheer xagaa dhalmada shahwadey at ayu u yaar yahay ama low sperm count maaxat igula talin lahet in an sameyo IVF kaa haal maar ayaan sameyay natijada naa zero ayu noqday ee maxat igulaa […]

Maca powder raga seegada badsaday awoodda miyuu usoo celiyaa

Maca powder raga seegada badsaday awoodda miyuu usoo celiyaa

Maca powder raga seegada badsaday awoodda miyuu usoo celiyaa Su’aasha: macca powder madaweeya raga siigada daciifisay raganimada maxoojiya side effect miyuu leyahay sidee loo isticmala mahadsanid. Jawaabta: Maca powder waa geed laga helo koonfurta America siiba buuraha, qeybta ugu muhimsan waa jirrida geedka inta la qallajiyo ayaa la shiidaa budo ayaa laga dhigaa. Maca powder […]

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa Su’aasha: Asc malab ayaa jiro suuqyada lagu iibiyo oo lagu sheego inuu raganimada kordhiyo ma isticmali karaa mise dhib ayuu leeyahay. Jawaabta: Malabka waxa uu ka kooban yahay waa in la ogaadaa markaas ayaa la dhihi karaa waa fiican yahay iyo waa xun yahay, malabka marka maaddo kale lagu daro […]

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah Su’aasha: Waxan jooga Nairobi xageen ka helaa ginseng oo xidida ah hadii an waayo isago xidid ah isago kabsool ah way nocya badanyihiin wayna magacya badanyihiin midkee ugu fiican. Jawaabta: GinsengĀ  oo dabiici ah meelo badan ayaa laga helayaa, haddaad raadiso waa laga yaabaa inaad hesho, waliba waxaad ka […]

Panax ginseng oo kabsool ma daaweyaa biya baxa dagdaga iyo kacsi la’aanta

Panax ginseng oo kabsool ma daaweyaa biya baxa dagdaga iyo kacsi la'aanta

Panax ginseng oo kabsool ma daaweyaa biya baxa dagdaga iyo kacsi la’aanta Su’aasha: Waxan maqlay panax ginseng oo kabloos ah 60 xaba ah inuu daweeyo kacsi la,aanta iyo biya baxa dag daga oo waliba ayaan so labaneynin sida dawooyin qaar marka cunto kugu so labanayan inay jiran ayan maqlay balse panax ginseng uu yahay mid […]