Siigada daawadeen u cunaa saan uga soo kabsado

Siigada daawadeen u cunaa saan uga soo kabsado

Su’aasha: Dawadee ugh fiican ee an si dhaqsi kuheli karaa agoodi iga luntay ginseng iyo speman keeba iifican mahadsanid. Jawaabta: Haddii aad badsatay siigada shaki kama taagna inay saamayn doonto tayada galmada marka aad guursato, laakin taas waxaad kaga bixi kartaa inaad gabi ahaanba ka tagto falka siigeysiga, markaas ku tasho inaad guursan doonto, waxaa […]

Markaan xaaskayga u tagayo dareen ma lihi maxaa xal ah

Markaan xaaskayga u tagayo dareen ma lihi maxaa xal ah

Su’aasha: Asc wll suaashayda waa aniga markaan xaaskayga u tagaayo oo aan xaajo na dhex marayso aniga dareen ma lihi mida kale markasta xaaskayga aniga oo aan xaaskayga ka dhargin ayaa katagaa maxaa xal ah. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa in nafsiyaadkaaga ay dhibaato ka taagan tahay, feker iyo walwal inay jiraan ama inaad dareemayso kalsooni […]

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa Geedka Gensing oo Faa’idooyin badan leh waxaa ka mid ah sedex faa’ido aad u waaweyn. 1- raga geedka ka daciifay ayuu bir oo kale uga dhigaya. 2- dadka maskaxdooda aan wax qaban karin awoodda xifdiga ayuu usoo celiyaa. 3- dadka daalka iyo tabardarida ka sheegto ayuu siiyaa awood […]

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa Su’aasha: Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira  waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa.   teeda kale […]