Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Su’aasha:

swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka socdo xubintiisa waa kacaysaa lakin marka uu galiyo farjiga wuu ka damaa taas maxaa lagu daweyn karaa.

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta
Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Jawaabta:

Kusoo dhowow Daruur fadlan share gareey si dad badan ay uga faa’ideystaan webka.

Dhibaatada ninkaaga haysato waxay ka dhalataa sababo badan, waxaa ka mid ah mashquulka ninka waxaa laga yaabaa ninkaaga inuu arrin ku mashquulsan yahay ama uu wax ka fikirayo, waxaa kaloo dhici karta inuu sokor qabo waxaa fiican inuu sokor iska baaro.

Waxaa fiican inuu ku dadaalo waxyaabaha adkeeya xubinta waxaa ugu muhimsan geedka Ginseng loo yaqaano waa geed jirrid ah oo laga keeno Kuuriya, iyo dalal kale aan badnayn, waana geed qaali ah garaamka nus doolar ayuu ku dhow yahay, waxaa kaloo laga helaa farmashiyaha asoo kaabsool ah, waa geed soo celiya awoodda ninka siiba ninka da’da ah oo geedkiisa damaya xiliiga galmada xaaska.

Sidoo kale cuntada tayada leh ha badsado sida kaluunka saliid seytuunka saliid macsarada, qudaarta oo dhan iyo furuudka sida mooska iwm. daruur ayaad ka heli kartaa cuntooyinka raga kacsiga xoogga leh u keena, ka dhex raadi.

 

Xanjada kacsiga dumarka waa maxay

Welcome Daruur, please share so that many people can benefit from the web.
Your husband’s problems can be caused by many reasons, including the man’s busyness, your husband may be busy with something or thinking about something, it is also possible that he has diabetes, it is better to get his blood sugar checked.
It is better for him to try things that strengthen the member, the most important thing is the Ginseng plant, which is a root plant imported from Korea, and not many other countries, it is an expensive plant, a gram is about half a dollar, it is also available in pharmacies as capsules, it is a plant that restores the power of a man, especially an old man whose plant turns off during sex with his wife.
Also, eat more quality food such as fish, olive oil, maca oil, whole vegetables and fruits such as bananas, etc. You can find foods that give men a strong erection in Daruur, look for them.

Leave a Reply