Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble. Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib. Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka […]
Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.?? Jawaabta: Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno. sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa […]
Waa kuma Amin arts ama Amin Amer

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer Amin Amir is a famous Somali painter who draws arts about Somali politics and sometimes draws on world politics أمين عامر رسام صومالي مشهور، يرسم رسومات تتعلق بالسياسة الصومالية وأحيانا يرسم عن السياسة العالمية Amin Amir waa farshaxanle soomaaliyeed oo caan ah oo ku nool dalka Canada, […]
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo Dhalinyar badan oo aad u xanaaqsan ayaa maanta sawirka Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo jeexjeexay. Farmaajo waxay ku dhaleeceynayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho inuu ka dambeeyo leynta dadka ku nool Muqdisho. Markii askari uu dilay gabar uur leh iyo nin kale oo gurigooda ag fadhiyay kaddib. Dalka soomaaliya […]
Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo Daawo muuqaalkan oo gabar soomaali ku muujinayso taageeridda dowladda soomaali dagaallada ay kula jirto dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Dadka soomaaliyeed waa dad aan dhabtii aad u fahansanayn qofka u roon iyo qiimaha dalkooda.
Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal Iyo in qofka somaliga si hawlyar u tago canada – sida […]
MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay Suldaanka wadanka Cumaan Suldaan Haytham bin Taariq Aal Saciid oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo oo uga tacsiyeenayay geeridii ku timid Suldaanki hore ee Cumaan Suldaan Qaabuus bin Saciid oo geeriyooday muddo badan kaddib markuu xanuunsanaa. Sawirada booqashada Md Farmaajo oo halkan aad ka arkaysid sida loo soo dhoweynayo. Soomaali […]
