Webka Daruur Qaran dumis inaad tihiin sowma muuqato?

Su’aasha: Horta waanka xumaha in webkan uu noqdo mid Qaran dumis oo qab qablayaal furteen mida labaad madaxweyne Farmaajo wax badan ayuu danta dalka iyo dadka u tanaasulay wuxuu yiri doorasho qof iyo cod aan qabsano waxaa diiday mucaaradka deni iyo Axmed Madoobe, wuxuu ogolaaday doorasho dadban waxaa diiday hadana isla dadkii keenay fikrada doorashada […]
Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?

Su’aasha: Farmaajo hada wuxuu sameeyey safar ayuu Congo ku tagay wuxuuna madaxweynaha Congo ka codsaday inuu la heshiisiiyo mucaaradka isaga diidan. Jawaabta: Webka Daruur waxa ka jira soomaali wuxuu ka aaminsan yahay inuu Farmaajo ku qaldan yahay arrinta uu ku dhaqaaqay, haddii dalka uu ka dhaco dagaal sokeeye Farmaajo ayaa masuul ka ah. Labadii qof […]
Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah? Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano. Taas waxay soo xusuusinaysaa xukun jacaylka madaxweynihii afgambiga ku qabsaday dalka Maxamad Siyaad Barre. Tolow taariikhda mar […]
Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara?

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara Su’aasha: Iyadoo lagu jiro bil barakeysan ayaa hadana laga cabsi qabaa isku dhacyo iyo dagaalo taasoo salka ku heysa qaraarkii mudo kordhinta ay wada gaareen golaha xildhibaanada Aqalka Hoose, markaa maxaa ka dhalan kara mudo kororsigaas Farmaajana dalka ma laga badbaadin karaa sowmala dhihi karo waa kaligii talis […]
Farmaajo yaa teegeersan maxaase laga rabaa

Wararka ka jira warbaahinta dunida maalmahan waxay afka ku hayaan hubka loo geeyay dowladda federaalka ee soomaali jirta. Hubkaas waxaa keenay dalka Turkey waa deeq ay ugu deeqday dowladda Turkey dowladda Soomaaliyeed. Dadka kasoo horjeeda dowladda federaalka oo ku eedeynaya Farmaajo inuu xoog ku haysto waxay leeyihiin dowladda Turkey waxay rabtaa Farmaajo inuu xoog ku […]
Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]
Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]
