Sawirada kulanka Sh Umal iyo MD Farmaajo

blank

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan dadaallada gurmadka ee shacabka Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahooda ku dhibaataysan fatahaadda waxa uu ka dhageystay xubnahan oo isugu jiray […]

MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya

MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya12

MD Farmaajo oo biyaha Baladweyne jiiraya Madaxweynaha xukuumadda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqday magaalada baladweyne. Sawirkan waxaa ka muuqada madaxweynaha oo biyaha dhex jiiraya. Fatahaadda wabiga jubba oo dhibaato weyn u geystay magaalada baladwyene. dad badan ayaa guryahooda kasoo barakacay biyaha aad ayay usoo bateen malmaha dambe. Dad badan ayaa ku eedeynayay dowladda inay […]

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero Farmaajo marka la dooranayay soomaalida meel kastoo ay joogaan aad bay ugu farxeen. waxay u arkeen inuu yahay kii soomaaliya u noqon lahaa halyey dalkiisa ka saaraya wixii dhib ah ka jiray. Xasan Sheekh dadka way nacaeen markaas baraha bulshada oo dhan weerar ayay ku hayeen Xasan Sheekh. […]

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

blank

Warar soo dhacay ayaa sheegaya dowladda Ruusha oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho. Danjiraha Ruushka oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan. Danjiraha […]

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019 Dowladda Federaalka Soomaali ayaa qabatay xaflad lagu xusayo kowda luulyo. waxaa ka soo qaybgalay madax badan iyo ciidanka iyo shacabka. sawirada ayaad ka dareemaysaa sida loogu dabaaldagay xafladda kowda Luulyo. Md. Farmaajo iyo duqa magaalada Muqdisho Ing. Yariisow ayaa xafladda ka muuqday iyo dad badan oo jagooyin sare haya. […]

Sawirada Farmaajo maanta ciidda

blank

Farmaajo oo la ciiday ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed. waxaa meesha ka muuqday ciidaan iyo arday badan Farmaajo oo ku maqanaa safar ayaa soo laabtay. sawirada salaadda ciidda maanta isaga iyo taliyeyaasha ciidan qalabka sida.

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya   Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya. Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo. Farmaajo wuxuu […]