Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Su’aasha: Qofka marka uu qabaysanayo wuxu isku arka timaha oo shambada soo racaya mar kaste waaye taas maxaa la dhihi karaa dawo malo helaa timaha dhacaya, daawo dabiici ah hadi la heli karo iso shega. Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Jawaabta: Timaha  waxaa daadiya sababo badan […]

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi Su’aasha: Walaaalayal waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi wali igamana soo bixin xataaa xaaad ama timo ma shaarubyo kaliya leyahy waamaxay sobabtaasi adeeraday abtiyaashy wa leyahin ma beerankaraa mise talo kale ayaad isiinysaan. Jawaabta: Timaha jirka badnaaantooda iyo yaraantooda waxay u […]

Bidaarta dumarka iyo daawada

Daawada bidaarta haweenka

Bidaarta dumarka iyo daawada Su’aasha: walaalayaal dumarka bidaar maka soo baxdaa maxaana u keeno bidaarta haweenka tan dumarka oo kale miyaa mise raga iyo naagaha way ku kala duwan yihiin bidaarta. Jawaabta: Bidaarta dumarka ma aha midda ragga oo kale oo timaha dhex ay tagaan. midda dumarka waa timaha oo haweenka ka daadanayaa. inta badan […]

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay Sida la og yahay Vitamin D wuxuu ka mid yahay vitmainada aad ugu roon caafimaadka qofka. marka uu qofka jirkiisa ka baxo vitmainkan wuxuu iska dareemayaa dhbaatooyin fara badan.   Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay.   1- xanuun joogto oo kalabax […]

Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda

Noocyada Bidaarta ay kala tahay

Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda Bidaarta waa wax caadi ah oo qofka ku dhacaysa inta badan waxay ka mid tahay waxyaalaha layska dhaxlo, inta badan aabaha ama awoowaha iyo abtiyaasha ayaa laga dhaxlaa. Inta badan waxay qofka ku soo bilaabataa marka uu 25 gaaro bidaarta aad bay u kala duwan tahay mid waxaa jirta […]

Timaha daadashadooda sida fudud loo daaweeyo

Timaha daadashadooda sida fudud loo daaweeyo

Marka hore waxaa la keenaa toon kaddibna si fiican ayaa loo shiidaa markaas waxaa lagu daraa saliid saytuun kaddib dabka ayaa la saarayaa ilaa 6 daqiiqo kaddib iyagoo qandac ah ayaa si fiican loogu daliigayaa madaxa markaas kaddib waxaa la sugayaa 1 saac oo kale markaas ayaa laga dhaqayaa waxaa la samaynayaa 2 jeer toddobaad […]