Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English Marka luqad la baranayo waxaa lagu dadaalaa qofka inuu barto samanka ama waqtiga ereyada loo adeegsado, luqadaha waxay isku waafaqsan yihiin qaababka samanka, afka ingiriiska falkaabka samanka wuxuu leeyahay qaab loo adeegsado, laakin taas waxaa ka horraysa marka hore barashada ereyada waqtiga ee afka English . Halkaan waxaan kugu […]
Weero af English aad loo adeegsado

Weeraha fudfudud waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu muhimsan marka luuqad la baranayo, luqad kaste waxaa laga bilaabayaa weedhaha fudud, halkan waxaad ka arkaysaa weero dadka aad iyo aad ay u adeegsadaan, marka waxaa la rabaa qofka inuu ku dadaallo habka loo kordhiyo luqada. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka u baahan in la […]
Ereyo English duulimaadka iyo diyaaradaha ku saabsan

Ereyo la xiriira duulimaadka iyo diyaaradaha ee afka ingiriiska, waa ereyo la adeegsado xilliga safarka iyo wixii la xiriira diyaaradda iyo waxa khuseeya. Barashada afka waxay ku toostaa marka dhinac walba laga eego, qeybaha isku xiran in laysla qabto taas qofka ayay soo xusuusinaysaa barashada afka uu rabo inuu barto. English Somali Airplane Diyaarad “Dayuurad” […]
Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo

Luqad kaste waxay leedahay ereyo loo adeegsado marka la rabo in arrin laga dhigo mid guud ah oo qof kaste soo galaya, garaamarka afka ingiriiska wuxuu adeegsadaa ereyada oo tusinaya caam ama guud, ha noqdaan kuwo wax suga ama wax diida. Ereyada waa daruuri qofka hadduu rabo inuu barto afka ingiriiska, waayo waxay ku jiraan […]
Xarafka Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska

Barashada afka ingiriiska waxay ka mid tahay waxyaalaha muhimka ah oo hadda qofka uu u baahan yahay inuu adduunka la socdo. Cadowga haddaad rabto inaad ka adkaato afkiisa ayaa la bartaa, luqada ingiriiska meel kaste ayay gashay, taasna waxaa keenay dowladaha awoodda leh ayaa ku hadlaya sida Maraykanka iyo Ingiriiska iyo Canada iyo Australi iyo […]
Ereyada qoyska ee afka ingiriiska

Afafka marka la baranayo waxyaalaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah inaad ogaato qoyska inta ay ka kooban yihiin. Halkan waxaan kugu soo bandhigaynaa ereyada afka ingiriiska ee qoyska la xiriira, qof kaste English baranaya waa inuu bartaa. English Somali brother walaaka sister walaasha grand father awoowaha grand mother ayeeyada aunt eeddada / habaryarta husband […]
Ereyo English aad loo adeegsado

Ereyo ka mid ah afka English ka oo aad loo adeegsado: Waa ereyo nololmaalmeedka soo galaya oo qof kaste baranaya afka ingiriiska u baahan yahay: English Somali no parking gaari lama dhigi karo out of order waa hallaysan yahay turn right midig qaad turn left bidix qaad stop here halkan joogso look out iska jir […]
