Skip to content
Ereyo ka mid ah afka English ka oo aad loo adeegsado:
Waa ereyo nololmaalmeedka soo galaya oo qof kaste baranaya afka ingiriiska u baahan yahay:
Ereyo English aad loo adeegsado
English
|
Somali
|
no parking
|
gaari lama dhigi karo
|
out of order
|
waa hallaysan yahay
|
turn right
|
midig qaad
|
turn left
|
bidix qaad
|
stop here
|
halkan joogso
|
look out
|
iska jir
|
opened
|
furan
|
pull
|
jiid
|
take
|
qaad
|
Agree
|
oggolaanaya
|
Wish
|
rajaynaya
|
enjoy
|
raaxaysanaya
|
Explain
|
caddeynaya
|
Finish
|
dhammaanaya
|
Stay
|
joogaya
|
Point
|
tilmaamaya
|
Slow
|
daahaya
|
Hurry
|
degdegaya
|
Escape
|
cararaya
|
Sleep
|
hurdaya
|
search
|
raadinaya
|
cheap
|
rakhiis
|
coach
|
tababbare
|
teacher
|
macallin
|
beach
|
xeeb
|
chair
|
kursi
|
child
|
ilmo
|
reach
|
gaaraya
|
touch
|
taabanaya
|
far
|
fog
|
Fixed
|
sugan
|
publish
|
faafinaya
|
career
|
waxqabad
|
editor
|
tafatire
|
Team
|
koox
|
Trick
|
dhagar
|
Beach
|
xeeb
|
Gold
|
dahab
|
Pain
|
xanuun
|
Clock
|
saacad
|
Date
|
taariikh
|
breath
|
neefsasho
|
gift
|
hadiyad
|
dream
|
riyo
|
Paragraph
|
faqro
|