Anigaa is doortay yaa dood ka qaba

Anigaa is doortay yaa dood ka qaba Amin arts oo soo sawiray Axmed Madoobe oo ku dheggan sanduuqa doorashada. wuxuu leeyahay anigaa is doortay ee yaa dood ka qaba. Amin arts oo dhowr sawir ka sameeyay Axmed Madoobe oo ka mid ah raga xiriirka adag la leh Kenya wuxuuna rabaa inuu kusoo laabto xukunka Kismaayo. […]
Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts Baarlamaanka Jubaland oo sawir yaab badan laga sameeyay. amin arts wuxuu sawiray xildhibaannada oo dhan baakad ku wada jira Axmed Madbooe ah. taasoo laga wado dhamaan inay isaga raacsan yihiin. waa sawir runtii meel dheer wax ka shiishay. amin arts si daran ayuu u saaran yahay maalmahan Axmed Madoobe. Hadiyadda […]
Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya

Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya Axmed Madoobe iyo amin arts mar kale doorashada Kismaayo ka dhici rabto. Sawirka amin arts waxaa laga fahmayaa inuu Axmed Madoobe Kenya u daba dhilif u yahay. Amin arts oo u arko dowladda dhexe inay tahay mid daacad u ah shacabka soomaaliyeed, maamulgoboleedyada inay yihiin caqabada hortaagan dowladda […]
Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa

Wiifowga Axmed Madoobe amin arts muxuu ka wadaa Amin arts oo ka sameeyay Video cartoon ah Axmed Madoobe oo wiifow lagu riixayo, waxaana riixaya madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, sawirada videowga waa kuwan: Axmed madoobe marka dambe wiifowga waa laga ridayaa, waxay u eg tahay in dadka uu isu haleynayo ay ka tagi doonaan. Swing in […]
Qabyaaladda Axmed Madoobe iyo sawirka amin arts

Amin arts oo wali dusha ka saaran Axmed Madoobe oo ah taliya Kismaayo. Axmed Madoobe sida ka muuqata ama laga fahmayo sawirka amin arts ma rabo inuu ka tago xukunka kismaayo, mana aaminsana doorasho wax la dhaho, Axmed Madoobe wuxuu aaminsan yahay qabiil sida amin arts sawirka ku tilmaamay. Marka run ahaantii dhulka soomaaliya koonfur […]
Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts

Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah. dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab. Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas. waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa […]
Amin arts oo Kenya meel saaray

Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto. sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah. kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan. laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah. waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan
